Maqaallo

Waxaa halkaan ka heli kartaa Maqaallo aan sare ugu qaadeyno maanka bulshadeena.

Qiso Cajiib Ah Oo Dhexmartay Gabar Qurux Badan Iyo Wiil Dhalinyaro Ah

Qiso Cajiib Ah | Wiil Dhalinyaro Ah Oo Aad U Qurux Badan Oo La Kulmay Arrin Uusan Fileyn Qiso Cajiib Ah Oo Dhexmartay Gabar Qurux Badan Iyo Wiil Dhalinyaro ah Qiso Cajiib Ah Waxaa jiray wiil dhalinyaro ah oo aad u qurux badan oo iibiya Marwaxadaha, waxa uu la dhex …

Read More »

Sheeko Qosol Badan | Juxa Iyo Deriskiisa Maxaa Kala Qabsaday

Sheeko Qosol Badan: Juxa Iyo Deriskiisa Maxaa Kala Qabsaday?!! Sheekadii Juxa Maalin maalmaha ka mid ah, Juha waxa uu ka amaahday deriskiisa waal/weel, Maalintii xigtay ayuu weelkii oo uu ku dhex jiro mid kale oo ka yar dib ugu soo celiyey deriskii, Deriskiisii ayaa weydiiyey sababta uu u soo raaciyey …

Read More »

Calaamadaha Hargabka Iyo Qaabka Looga Hortegi Karo

CALAAMADAHA HARGABKA IYO QAABKA LOOGA HORTEGI KARO Cudurkan waxa uu kamid yahay cudurada faafa isla mar ahaantaana lugu kala qaado hawada, waxaana lugu kala qaadi karaa qufaca iyo hindhisada, waxa uuna waxyeello u geystaa habdhiska neef-mareenka. Hargabka caadi ahaan waxa ay saameeyntiisu ku kooban tahay neef mareenka (sanka & cunaha), …

Read More »

Maxaa Lagu Daaweeyaa Gaaska? Daawooyinka Dabiiciga Ah Ee Gaaska (Gastritis) | Ilaali Caafimaadkaaga

DAAWOOYINKA DABIICIGA AH EE GAASKA (GASTRITIS) Talooyin Caafimaad Gastritis waa xaalad hurisa xuubka caloosha (the mucosa), kaas oo keena calool xanuun, dheef-shiid xumo (dyspepsia), cufnaan caloosha ah iyo lallabo. Waxay keeni kartaa dhibaatooyin kale. Gastritis si lama filaan ah (acute) ayuu u iman karaa ama si tartiib tartiib ah. Daawooyinka …

Read More »

Hambalyada Ciidda Carafo | Ciid Wanaagsan | Ciid Mubaarak | QaranJobs

Hambalyada Ciidda Carafo | Ciid Wanaagsan | Ciid Mubaarak | QaranJobs Muqdisho, Luulyo 09, 2022; QaranJobs Waxa Uu Bulsha Weynta Soomaaliyeed iyo dhamaan Muslimiinta caalamka ugu hambalyeynayaa maalmaha barakaysan ee Ciidda Carafo oo ah munaasabad qiimo weyn ku leh diinteenna Islaamka. Waxaan Allaah weyne uga baryeynaa in dhamaan xujeyda Soomaaliyeed …

Read More »
error: Content is protected !!