
QaranJobs
📢 Ogeysiis Muhiim ah! – Koorso Monitoring & Evaluation 🎯
Fursad Dahabi ah: Isdiiwaangeli Hadda!
Koorsada: Monitoring & Evaluation (M&E)
QaranJobs.com, oo ay ka go’an tahay horumarinta xirfadaha dhalinyarada Soomaaliyeed, waxa ay markale idiin keentay koorso qiimo badan oo ku saabsan Monitoring & Evaluation (M&E)! Waa fursad gaar ah oo kuu fududeyn doonta in aad barato xirfad muhiim ah oo laga doonayo suuqa shaqada.
📌 Maxaad ka faa’iideysaa?
✅ Qiimaha: Kaliya $10 – Waa fursad aan la dayici karin!
✅ Shahaado: Waxaa bixineysa hay’adda Qaran Jobs 🎓
✅ Waxaad baran doontaa:
🔹 Aasaaska Monitoring & Evaluation
🔹 Sida loo sameeyo qiimeyn tayo sare leh
🔹 Kobcinta xirfadaha M&E ee xirfadlayaasha
🔹 Hababka la socodka iyo cabbiraadda horumarka
Nuuca: Koorsadaan waa Online 100%.
Mudada: 2 Isbuuc
⏳ Boosasku waa xadidan yihiin! Ha moogaanin!
📝 Isdiiwaangeli Hadda si aad uga faa’iidaysato fursaddan, lana wadaag asxaabta u baahan!
📞 Wixii faahfaahin ah, nagala soo xiriir: WhatsApps-keena: 615437613 & 619238080
#FursadDahabiAh 💡 #M&ECourse #ShahaadoRasmiAh 🎓 #QaranJobs

………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
To apply for this job please visit wa.me.