5 Fursado Shaqo: Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxa ay qaadanaysaa Bareyaal 5 boos

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

5 Fursado Shaqo: Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxa ay qaadanaysaa Bareyaal 5 boos

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed waxa ay qaadanaysaa Bareyaal 5 boos oo ka banaan kulliyadaha Dhaqaalaha, iyo Sayniska:-

Kulliyadda Dhaqaalaha: Department of Planning & Statistics – Muqdisho (1 qof) 

Kulliyadda Dhaqaalaha: Department of Accounting & Finance- Muqdisho (2 qof) 

Kulliyadda Sayniska: Department of Computer Science – Galmudug (1 qof) 

Kulliyadda Dhaqaalaha: Department of Economics- Galmudug (1 Qof) 

Mushaarka: 

Xuquuqda bareyaasha loo qaadanayo Xarunta dhexe ee Muqdisho waxaa lagu bixin doonaa nidaamka mushaar bixinta ee Jaamacadda.

Waa inuu Ugu yaraan ka heystaa Shahaadada heerka 1aad iyo 2aad, takhasuska uu codsanaayo.
Waa in ugu yaraan celceliskiisu noqdaa darajada (B)

Waa Inuu leeyahay ugu yaraan 3 Sano oo xirfad iyo khibrad wax dhigid ah, oo ku aadan Maadooyinka takhasuska uu codsanaayo.

Dhammaan Daneeyayaasha fursadahaan ka banaan Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Waxay gujin karaan linkiga hoose. 

Fiiro Gaar ah: 

Fursadaan waxa ay ku ektahay 28-Aqoosto-2024. 

Codso Hada

Hadda Codso

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

   

To apply for this job please visit docs.google.com.

error: Content is protected !!