Accountant – Jigjiga

  • Jigjiga

Dauus Company

Accountant – Jigjiga

Ogeysiis Shaqa banaan

Booska Cusub : Dauus jigjiga

Accountant ” Booskaan Wuxuu u banaanyahay dad aqoon tayo sare u leh.

Aqoonta ama xirfada looga baahanyahay qofka:

  • Waa inuu leeyahay aqoon heer jaamacadeed, gaar ahaan Accounting, economic and finance ama wax laxariira

Khibrada looga baahanyahay qofka:

  • Waa inuu leeyahay khibrad shaqo halsano ama ka yar,

Sidoo kale ardayda cusub ee ugu fiican classkooda kana qalinjibiyay kulliyada waaynu ku dhiirigelinayaa in islamarkiiba soo codsadaan.

Sida loo codsado:

Qofka u tartamaya booska banaan fadlan ku dir CV.gaaga d1.jobs@dauus.com ama

Booqo xafiiska Dauus jigjiga.

Kadhig Ciwaanka CV-gaaga (Accountant jigjiga )

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

Telegram: https://t.me/qaran_jobs

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so

Facebook Group 1: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Facebook Group 2: https://www.facebook.com/groups/qaranjobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/qaran_jobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qaran.jobs

To apply for this job email your details to d1.jobs@dauus.com

error: Content is protected !!