
Horseed International University (HIU)
Bareyaal Dhigi Kara Maadooyin Ka Tirsan Kulliyadda Xanaanada Xoolaha Iyo Beeraha (Apply Now) – Muqdisho, Soomaaliya
Horseed International University (HIU)
Jaamacadda Caalamiga Horseed
Fursad Shaqo
Jaamacadda Caalamiga Horseed waxa ay qaadaneysaa bareyaal dhigi kara Maadooyinka soo socda ee kulliyadda Xanaanada Xoolaha iyo Beeraha.
- Protozoology
- General Ecology
- Goobta shaqada: Xarumaha jaamacadda ee Muqdishu.
- Araaji qabashada waxay ka bilaabaneysaa 21-2-2021 kuna egtahay 23- 2- 2021
Sharuudaha laga doonayo qofka soo codsanaayo:
- Baraha waa inuu haystaa shahaado jaamacadeed heerka 2aad (Master) ama 3aad (PhD) ee Madoyinkaas.
- Waa inuu leeyahay ugu yaraan 3 sano oo khibrad macalinimo heerka jaamacadeed.
- Waa inuu leeyahay xirfad iyo khibrad bare aad u sareysa ee ku aadan maadadaasi.
- Waa inuu soo diraa Documents kiisa oo dhamaystiran.
FG: Sida loo soo codsanaayo shaqada
Soo codsadaha waa inuu ku soo diraa documents kiisa oo dhamaystiran : CV, Warqadda Codsiga Shaqada, iyo Shahaadooyinka iyo Transcript kooda, Email kaan hr@hiu.edu.so ka hor 23- 2- 2021 saacadda 11:59 habeennimo xilliga Soomaaliya.
- Baraha waa in uu cinwaan uga soo dhigaa maadada magaceeda codsigiisa shaqo.
- Waqtiga oo gaaban awgii , cidii SHORT LIST ga ku soo baxdo uun baa lala xariiri doonaa.