Dhaqatarka Cudurada Haweenka – Cadaado, Soomaaliya

HANSAN POLYCLINIC CENTER

Dhaqatarka Cudurada Haweenka – Cadaado, Soomaaliya

HANSAN POLYCLINIC CENTER – Adado Somalia

Waxaan qaadanaynaa Dhaqatarka Cudurada Haweenka.

Shuruudaha laga rabo Codsadaha

  • Dhartarka waa in uu ku takhasusay Cudurada Haweenka
  • Waa in uu leeyahay ugu yaraan 3sano oo khibrad ah, oo la xariirta cudurada haweenka.
  • Dakhtarka waa in uu aqoon u leeyaahahay aaladaaha loo isticmaalo garashada Cudurada Haweenka sida kumbuutarada.
  • Dhaqtarka waa in uu noqdo qof dumar ah.

FG: Arji qabashada waxa ay ku egtahay 6september 2024.

Qaabka Loo Codsanayo:

Hadii aad doonaysid shaqadaan, fadlan CV-gaaga iyo codsigaaga ku soo dir E-mailkaan: info.hpc2024@gmail.com ama watts app number+252615566862/+252619188850.

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

   

To apply for this job email your details to info.hpc2024@gmail.com

error: Content is protected !!