Farsamoyaqaanno Laydh (2 Fursadood) – Berbera, Somaliland

Dawladda Hoosee Ee Degmada Berbera

Farsamoyaqaanno Laydh (2 Fursadood) – Berbera, Somaliland

Job Description

Dawladda Hoosee ee Degmada Berbera

Xafiiska Shaqaalaha Dawladda Hoosee ee Degmada Berbera

Ref: XMDH/DB/1440/2022

June 08, 2022

 

Ku: Cidii Danaynaysa

UJ: Baahin Fursado shaqo: Farsamoyaqaanno Laydh (2 Fursadood)

Dawladda hoose ee Degmadda Berbera waxay naadinaysaa xulashada laba xubnood oo cusub loona qaadanaayo Waaxda Hawlaha Guud gaar ahaan qaybta Laydhka.

Haddaba cidii danaynaysa inay ka mid noqoto labadaas xubnood ee loo qaadanaayo jagada farsamo yaqaanka laydhka, waxay codsiga iyo araajida ku soo hagaajin doonaan xarunta wayn ee Dawladda Hoose ee Degmadda Berbera, Khaasatan xafiiska maamulka shaqaalaha.

Skills and Qualifications

Shuruuddaha looga baahan yahay codsadaha

1. Inuu yahay muwaadin Somalilander ah, haystana kaadhka dhalashada Somaliland (National Identification Card)

2. In da’diisu aanay ka yarayn 20 sanno

3. Inuu keeno waraaqda danbi la’aanta

4. Inuu soo gudbiyo xaashida caafimaadka oo ay bixiso wasaaradda horumarinta caafimaadka kuna cad yihiin inuu caafimaad qabo maskax ahaan iyo jidh ahaanba. Sidoo kale uu ka caafimaad qabo xanuunada faafa.

How to apply

Qabashada araajida oo socon doonta muddo dhan 8 maalmood oo ka bilaabanta June 09, 2022 ilaa june 16, 2022. iyadoo lagu soo hagaajinayo, xafiiska dawlada hoose ee berbera

Madaxa Shaqaalaha

Dowladda Hoose ee Degmadda Berbera

Maxamuud Ibraahim Maxamed

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

Telegram: https://t.me/qaran_jobs

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so

Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/QaranJobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

………………………………………………………………………………………

error: Content is protected !!