
Beco
Fursado Shaqo: Darawalo Gawaari Waaweyn (ISJIID)
Shirkada korontada Beco waxay baahineysaa fursad shaqo oo ah Darawalo gawaari waaweyn (ISJIID)
SHURUUDAHA LAGA RABO SHAQO CODSADAHA:
1. Waa inuu Akhlaaq wanaagsan leeyahay.
3. Goobta shaqada waa gobalka Banaadir iyo 2da Shabeelle.
4. Waa in aysan Da’diisu kayaraan 30 sano kana Badan 45 sano.
5. Waa inuu heystaa licence level G (Terzo grado) oo aan dhacsaneyn.
6. Waa inuu leeyahay qibrad shaqo 10 sano ah oo gawaarida Rimoorka iyo Isjiidka ah.
7. Waa inuu layimaadaa codsi shaqo iyo CV.
8. Waa inuu aqoon fiican uleeyahay birta Baabuurta waaweyn.
9. Waa inuu karti & awood uleeyahay shaqada uu doonayo.
10. Waa inuusan laheyn wax balwad ah.
Ku soo hagaaji codsigaaga iyo CV:
Xarunta machadka BTI oo ku taalo dhabarka dambe hotel Nasa Hablood KM4,
KAMA DANBEYS: 30 April 2024.
𝗡𝗮𝗴𝗮𝗹𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝗶𝗿𝗶𝗶𝗿: +252 614444955
To apply for this job please visit +252%20614444955.