ISBITAALKA SHAAFI
Fursado Shaqo: Kalkaaliye (Neonatal Nurse) & Umuliso (Qualified Midwife)
UJEEDO: JAGOOYIN BANNAAN
ISBITAALKA SHAAFI
Waxaa dhammaan la ogeysiinayaa shaqo doonayaasha in Isbitaalka Shaafi ee Magaalada Muqdisho ay ka bannaan tahay Jagooyin shaqo oo kala ah,
1 Kalkaaliye Dhalaanka (Neonatal Nurse)
2 Umuliso (Qualified Midwife)
Arji qabashadu waxay ka billaabanaysaa 13/04/2024 waxa ayna ku’ egtahay 16/04/2024.
ISBITAALKA SHAAFI
SHAAFI HOSPITAL
WARGELIN SHAQO
UEEDDO: JAGO BANAAN
Waxaa dhammaan la ogeysiinayaa shaqa doonayaasha In Isbitaalka Shaafi ay ka bannaan-
tahay jagooyin shaqo oo kala ah
1- Kalkaaliye (Neonatal Nurse).
2- Umuliso (Qualified midwife).
Shuruudaha laga doonayo qofka soo codsanaayo jagadaan waxaa kamid ah:
1- Shahaadooyin laxiriira booska uu codsanaayo codsaduhu.
2- In uu leeeyahay ugu yaraan 2 sano oo khibrad shaqo ah kaddib qalin-jebintiisa
kuna soo shaqeeyay booska uu codsanaayo codsaduhu.
3- In uu la yimaadaa Documents-kiisa oo dhameystiran.
4- Iyo in uu shaqeyn karaa waqti kasta ee loo baahdo maaddaama isbitaalku shaqeeyo Shiftiyo kala duwan.
Waxaad keeni kartaa shahaadooyinkaaga iyo codsigaaga oo dhameystiran Xafiiska Shaqada iyo Shaqaalaha ee Isbitaalka Shaafi.
FG: Waxaan la soo xiriiri doonnaa inta qof ee Shortlist-ga ku soo baxda Inshaa Allah.
Arji Qabashadu Waxey ka billaabaneysaa 13-04-2024 kuna egtahay 16-04-2024.
Mahadsanidiin
Xafiiska Shaqada iyo Shaqaalaha Isbitaalka Shaafi