Fursado Shaqo: Soo Jeedin iyo War-doon (2 Gabar) (Two Female Journalist)

Goobjoog TV

Fursado Shaqo: Soo Jeedin iyo War-doon (2 Gabar) (Two Female Journalist).

Fursado Shaqo oo ka bannaan Goobjoog

Goobjoog waxay ogeysiineysaa Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Gabdhaha Saxafiyiinta ah in ay ka bannaan yihiin laba boos shaqo oo soo jeedin iyo war-doon ah.

Boosaskaas shaqada ayaa loo qaadanayaa laba gabar oo ku wanaagsan soo saaridda barnaamijyada, soo jeedinta iyo wardoonidda.

Sharuudaha:

1. In ay leedahay khibrad shaqo oo ugu yaraan 2 sano ah.

2. in ay la soo shaqeysay Warbaahin la aqoonsan yahay.

3. In ay wax uga billaaban yihiin luuqadaha English ama Carabi Qoraal iyo ku hadalba

4. In ay ugu yaraan ka qalin jebisay dugsiga sare.

5. in ay aqoon durugsan u leedahay soo saaridda iyo soo jedinta barnaamijyada & Wararka.

6. in ay leedahay hab-dhaqan wanaagsan iyo in ay la shaqeeyn karto dad kala aqoon iyo dabeecad duwan.

Qaabka Loo Codsanayo:

Haddii aad buuxin kartid shuruudahan fadlan soo dir CV-gaaga iyo warqadda codsiga shaqada, kuna soo dir Goobjoogtv2018@gmail.com.

F.G: Arji qabashadu waxay ku eg tahay 05ta Juun 2024.

Nasiib Wacan.

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

   

To apply for this job email your details to Goobjoogtv2018@gmail.com

error: Content is protected !!