AqoonKaab
Ogeysiis Dufcadii labaad: Tababar U Diyaarin Fursad Shaqo
Qaran Jobs oo kaashanaysa xarunta tababarada sare ee AqoonKaab ayaa diyaarisay wajigii labaad ee koorso ku saabsan Food Security and Livelihoods oo ah shaqooyinka ugu badan ee ka bannaan hay’addaha ka howlgalla Soomaaliya.
Nuuca: Koorsadaan waa Online 100%.
Korsadaan ayaa ah mid hadda baahideeda ay ka taagan tahay dalka.
Dhalinyaradaan Soomaaliyeed ayaa inta badan uga hara shaqooyinka ay baahiyaan hay’adaha caalamiga iyo kuwa Local-ka ah Xirfad yari iyo in aysan heysan shahaado ku saabsan xirfadda.
Koorsadaan oo ka kooban 20 Cashar oo midka ugu yar uu socon doono 20 daqiiqo ayaa loogu tala galay ardeygu in uu ku qaato muddo hal bil ka dibna Shahaado la siiyo meelwalba oo uu ka joogo dalka.
Waxaa loogu tala galay 50 arday. waxa ay u furan tahay ardeyda kulliyadooda ay xiriirka la leedahay Food Security.
Qiimaha koorsadaan waa 7 Dollar oo kali ah iyadoo lagu saleeyay baahida dhalinyarada Soomaaliyeed.
Ku dhufo ama click sii Link-gaan WhatsApp-ka: 612929918.
Ka Faa’iideysi Wacan.
To apply for this job please visit wa.me.