Ogeysiis: Tababar U Diyaarin Fursad Shaqo (Food Security and Livelihoods)

  • Online
  • Applications have closed

AqoonKaab

Ogeysiis: Tababar U Diyaarin Fursad Shaqo (Food Security and Livelihoods)

Qaran Jobs oo kaashanaysa xarunta tababarada sare ee AqoonKaab ayaa diyaarisay koorso ku saabsan Food Security and Livelihoods oo ah shaqooyinka ugu badan ee ka bannaan hay’addaha ka howlgalla Soomaaliya.

Nuuca: Koorsadaan waa Online 100%.

Korsadaan ayaa ah mid hadda baahideeda ay ka taagan tahay dalka.

Dhalinyaradaan Soomaaliyeed ayaa inta badan uga hara shaqooyinka ay baahiyaan hay’adaha caalamiga iyo kuwa Local-ka ah Xirfad yari iyo in aysan heysan shahaado ku saabsan xirfadda.

Koorsadaan oo ka kooban 20 Cashar oo midka ugu yar uu socon doono 20 daqiiqo ayaa loogu tala galay ardeygu in uu ku qaato muddo hal bil ka dibna Shahaado la siiyo meelwalba oo uu ka joogo dalka.

Waxaa loogu tala galay 50 arday.

Qiimaha koorsadaan oo markii hore aheyd 30 Dollar ayaa ilaa 10 bishaan Agoosto laga digay 7 Dollar oo kali ah iyadoo lagu saleeyay baahida dhalinyarada Soomaaliyeed.

Ku dhufo ama click sii Link-gaan WhatsApp-ka: 612929918.

Ka Faa’iideysi Wacan.

error: Content is protected !!