Tababar U Diyaarin Fursad Shaqo (Food Security and Livelihoods) Dufcadda 3aad

  • Internship
  • Online

QaranJobs

Tababar U Diyaarin Fursad Shaqo (Food Security and Livelihoods) Dufcadda 3aad

Fursad Dahabi ah: Isdiiwaangeli Hadda!

Koorsada: Food Security & Livelihoods – Dufcaddii 3-aad

Qaranjobs.com oo ay ka go’an tahay horumarinta xirfadaha dhalinyarada Soomaaliyeed waxay markale idiin keenaysaa koorsada Food Security & Livelihoods, taasoo fursad shaqo u abuurtay 24 arday oo dhammeystay dufcaddii hore!

Maxaad Ka Faa’iideysaa?

✅ Waxbarasho tayo sare leh – 100% Online (Telegram)
✅ Shahaado rasmi ah oo aqoonsi leh
✅ Xirfado suuqyada shaqada lagula tartamo
✅ Fursado shaqo iyo horumarin xirfadeed

Tirada Ardayda La Aqbalayo: 30 Kaliya!

Fursadani waa mid xaddidan—haddaba ha moogaanin!

Isdiiwaangeli Hadda oo bilow safarkaaga xirfadeed!

📌 Diwaangelinta waa ay furan tahay xilligan.

Nuuca: Koorsadaan waa Online 100%.

Ku dhufo ama click sii Link-gan: WhatsApp-ka: 615437613

IS DIIWAAN GALI

Ka Faa’iideysi Wacan.

To apply for this job please visit chat.whatsapp.com.

error: Content is protected !!