Tababar u diyaarin fursad shaqo: Food Security and Livelihoods

  • Online

AqoonKaab

Tababar u diyaarin fursad shaqo: Food Security and Livelihoods

Qaranjobs oo kaashanaysa xarunta tababarada Sare ee Aqoonkaab ayaa diyaarisay Koorso ku saabsan Food Security and Livelihoods oo ah shaqooyinka ugu badan ee ka bannaan hay’addaha ka howlgalla Soomaaliya.

Koorsadaan waa Online 100%.

Korsadaan ayaa ah mid hadda baahideeda ay ka taagan tahay dalka. Dhalinyaradaan Soomaaliyeed ayaa inta badan uga hara shaqooyinka hay’adaha caalamiga iyo kuwa Local-ka ah Xirfad yari iyo in aysan heysan shihaado ku saabsan xirfadda.

Koorsadaan oo ka kooban 20 Cashar oo midka ugu yar uu socon doono 20 daqiiqo ayaa loogu tala galay ardeygu in uu ku qaato muddo hal bil ka dibna Shihaado la siiyo meelwalba oo uu ka joogo dalka.

Waxaa loogu tala galay 50 arday.

Dhamaadka Koorsada waxaa ka soo qeyb gali doonnaa Madaxda hay’addaha ka howlgalla Soomaaliya Qaarkoodboo sharixi doona sida dhalinyaradaan qaadatay koorsadaan ay uga faa’ideysan karaa shaqooyinkooda meelwalba oo ay jooggaan.

Qiimaha koorsadaan oo markii hore aheyd 30 doollar ayaa ilaa 10 bishaan Agoosto laga digay 7 doollar iyadoo lagu saleeyay baahida dhalinyarada Soomaaliyeed.

Ku dhufo ama click sii Link-gaan WhatsApp-ka: 612929918

To apply for this job please visit wa.me.

error: Content is protected !!