Xirfadle Kumbuyuutarka Uurku jirta – Cadaado, Soomaaliya

HANSAN POLYCLINIC CENTER

Xirfadle Kumbuyuutarka Uurku jirta – Cadaado, Soomaaliya

HANSAN POLYCLINIC CENTER – Adado Somalia

Waxaan qaadanaynaa Xirfadle Kumbuyuutarka uurku jirta

Shuruudaha laga rabo Codsadaha

  • waa in uu haysta shahaada caafimaad oo heer jamacadeed ah
  • Waa in uu leeyahay ugu yaraan 3sano oo khibrad ah, oo la xariirta
  • waa in uu yahay qof xirfadiisa ay sarayso, isla markaana howlkar ah.
  • Waa in uu yahay qof Lab ah.

FG: Arji qabashada waxa ay ku egtahay 6september 2024.

Qaabka Loo Codsanayo:

Hadii aad doonaysid shaqadaan, fadlan CV-gaaga iyo codsigaaga ku soo dir E-mailkaan: info.hpc2024@gmail.com ama watts app number +252615566862/+252619188850.

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

   

To apply for this job email your details to info.hpc2024@gmail.com

error: Content is protected !!