Deeq Waxbarasho oo ay bixinayso Dowladda Kasaakhistaan – Ka Dalbo Online
Wasaaradda Waxbarshada Hiddaha Iyo Tacliinta Sare, Waxa ay ogaysiinaysaa dhamaan ardayda Soomaaliyeed, ee waxbarashada jecel, in ay jirto deeq Waxbarasho oo ay bixinayso dowladda Kasaakhistaan, deeqdaas, waxaa laga dalbanayaa Online-Ka, haddaba waxaan ku wargalinaynna ciddii danaynaysa in ay ka faa’iidaystaan fursaddaas.
Xaraysashada deeqdu waxa ay ka billaabanaysaa 07/05/2025 waxa ayna ku’ egtahay 31/05/2025, waxa aad ka dalban kartaan mareegta hoose:
DHAMMAAD.

………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………