Sida Dufanka Looga Saaro Beerka Beerku waa mid ka mid ah xubnaha ugu muhiimsan ee jirka bini’aadamka, wuxuuna leeyahay shaqooyin badan oo ay ka mid yihiin sifeynta sunta jirka, dheef-shiidka dufanka iyo ilaalinta caafimaadka guud. Haddii beerka uu ku bato dufanka ama xeyrta, wuxuu lumin karaa shaqadiisa caadiga ah, taasoo …
Read More »Afurka, Suxuurta, iyo Faa’iidada Timirta: Muhiimaddooda Caafimaad ee Qofka Sooman
Afurka, Suxuurta, iyo Faa’iidada Timirta: Muhiimaddooda Caafimaad ee Qofka Sooman Soonka waa cibaado weyn oo faa’iidooyin badan u leh qofka muslimka ah, waxaana lagama maarmaan ah in la raaco sunnada saxda ah ee la xiriirta afurka iyo suxuurtu si loo gaaro caafimaad iyo tamar wanaagsan inta lagu jiro bisha barakaysan …
Read More »Cunnooyin Fudud Oo Dheefshiidka U Fiican Loona Doorbido Afurka
Cunnooyin Fudud Oo Dheefshiidka U Fiican Loona Doorbido Afurka Hordhac Afurka waa qayb muhiim ah oo ka mid ah soonka, waana waqtiga uu qofku dib ugu ceshanayo tamarta uu lumiyay inta uu sooman yahay. Waxaa muhiim ah in la doorto cuntooyin fudud oo dheefshiidka si sahlan u burburin karo, si …
Read More »Warbixin Ku Saabsan Awoodda Qaraha ee La Midka Ah Kaniiniga Viagra
Warbixin Ku Saabsan Awoodda Qaraha ee La Midka Ah Kaniiniga Viagra Hordhac Qaraha waa mid ka mid ah miraha ugu caansan uguna caafimaadka badan ee laga helo meelo badan oo dunida ah. Waxaa laga helaa nafaqooyin kala duwan oo faa’iido u leh jirka, gaar ahaan dhanka caafimaadka wadnaha iyo dheecaannada …
Read More »10 Caado oo Kaa Dhigi Kara Qof Guuleysta
10 Caado oo Kaa Dhigi Kara Qof Guuleysta Guushu ma ahan wax dhaca habeen kali ah, balse waa natiijo ka dhalata dadaal, caadooyin wanaagsan, iyo horumar joogto ah. Dadka guuleysta waxay leeyihiin hab-dhaqan iyo caadooyin gooni ah oo ay noloshooda maalinlaha ah ku dhaqan geliyaan. Haddii aad rabto inaad guuleysato, …
Read More »Faai’dooyinka Caafimaad ee Laga Helo Cabitaanka Kaarootada & Koostada La Isku Shiiday & Xanuunnada Lagu Daaweeyo
Faai’dooyinka Caafimaad ee Laga Helo Cabitaanka Kaarootada & Koostada La Isku Shiiday & Xanuunnada Lagu Daaweeyo Qaadashada cabitaanka dabiiciga ah waxaa laga helaa nafaqooyin kala duwan waxa uu baabi’iyaa haraadka/oonka, ma saaro culeys iyo kilyaha iyo beerka, sidaas darteed waa in aan ku dadaalno cabbitaannada dabiiciga ah oo aynu ka …
Read More »7 Arimood Oo Kor U Qaadi Kara Caafimaad kaaga Bisha Ramadaan
7 Arimood Oo Kor U Qaadi Kara Caafimaad kaaga Bisha Ramadaan 7 arimood oo kor u qaadi kara caafimaadkaaga inta lagu jiro bisha Ramadaan Dadka sooma qaarkood ayaa ka sheegta dhibaatooyin ay kala kulmaan cunada lugu afuro inta lagu jiro bisha Ramadaan. Waxaan halkaan idin kula wadaagaynaa 7 arimood oo …
Read More »Ma doonaysa inaad shaqo hesho!
Ma doonaysa inaad shaqo hesho! Ma doonaysa inaad shaqo hesho! SOS Children’s Villages in Somaliland waa Hay’ad caalami ah kana shaqeysa horumarinta arrimaha bulshada – daryeelka caruurta waayey daryeelkii waalidnimo ama khatar ugu jira in ay waayaan. SOS Children’s Villages in Somaliland waxay Kobcin iyo Tababaro lagu xoojinaaya Awoodooda xagga …
Read More »Ma doonaysaa Fursad aad Ganacsi ku abuurto!
Ma doonaysaa Fursad aad Ganacsi ku abuurto! Ma doonaysaa Fursad aad Ganacsi ku abuurto! SOS Children’s Villages in Somaliland waa Hay’ad caalami ah kana shaqeysa horumarinta arrimaha bulshada – daryeelka caruurta waayey daryeelkii waalidnimo ama khatar ugu jira in ay waayaan. SOS Children’s Villages in Somaliland waxay Kobcin iyo Tababaro …
Read More »