Fursad Dahabi ah! Deeqo Waxbarasho oo Bilaash ah oo laga Helay Pakistan – Codso Hadda!

🎓 Fursad Dahabi ah! Deeqo Waxbarasho oo Bilaash ah oo laga Helay Pakistan – Codso Hadda!

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta XFS, waxa ay halkan ku shaacineysaa deeq waxbarasho oo laga helay dowladda Pakistan, kana koobana heerka 1aad iyo 2aad ee Jaamacadda, haddii aad daneyneyso fadlan ka dalbo mareegtan

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta XFS, waxa ay halkan ku shaacineysaa deeq waxbarasho oo laga helay dowladda Pakistan, kana koobana heerka 1aad iyo 2aad ee Jaamacadda, haddii aad daneyneyso fadlan ka dalbo mareegtan 👇

https://scholarship.moe.gov.so/…/2e5b7f2b-ccc7-4790…

May be an image of text

May be an image of text

Wixii faahfaahin dheeraad ah fadlan kala xiriir

Xafiiska warfaafinta iyo xiriirka guud

Abdiaziz Wali

Email: media@moe.gov.so

KA CODSO HALKAN

error: Content is protected !!