Hilibsan Meat Company
Sales officers (2 Positions) – Hargeisa, Somaliland
Position: Sales officers( 2 Positions)
Location: Hargeisa , Somaliland
Deadline for Applications: 25 August 2021
Nagu saabsan
Hilibsan waa shirkadii ugu horaysay ee Somaliland ka furtay Butcher casri ah iyo adeega qaybinta hilibka ee dalabaadka guryaha iyo hotelada. Shirkadu intii ay jirtay waxa looga bartay hilib nadiifa oo lagu iibiyo goobo nadiifa oo standard sare ah. Dhamaan adeegyada Hilibsan waa kuwo si fudud loo heli karo hab online ah iyo dalaabad delivery fudud leh.
Kaalinta banaan
Waxaanu u baahanahay iibiyeyaal (Sales officers) kuwaas oo iibin doona adeegyada shirkadu bixiso ee dhank hilibka. Waxaanu raadinaynaa dhalinyaro u carbisan xirfadaha iibka, isla markaana leh khibrad macquul ah oo ay ku iibin karaan adeegyada shirkada. Waxa ugu muhiimsan dabeecad wanaag, furfurnaan iyo adeegsami.
Responsibilities:
Waxbarashada iyo Xirfadaha
Qof kasta oo danaynaya shaqadan haku soo diro CVgiisa finance@hilibsan.com isagoo ku calaamadinaya “Sales Officer” emailka. Ugu danbayn 25 August 2021 5pm. Waxa lala soo xidhiidhi doonaa ciddi la shortlist gareeyo oo kaliya.
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
………………………………………………………………………………………
To apply for this job email your details to finance@hilibsan.com
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs
