Somali Specialist Hospital
Digital Marketing – Mogadishu, Somalia
JAGO BANAAN
Somali specialist Hospital-MOGADISHU
Waxaa ka banaan isbitalka Takhasusiga ah ee Soomaaliya jago ah Digital Marketing oo Hal Boos Ah.
Shuruudaha Laga Rabo Qofka Waa:
- Inuu yaqaan adeegsiga Kumbuyuutarka iyo adegsiga barnaamijyada loo isticmaalo naqshadeenta iyo diyaarinta muuqaalada iyo posterad kuwa ugu dambeeyey.
- Waa inuu yaqaan adeegsiga kamerada waxna ku duubi karaa, isla markaana uu sawiro ku qaadi karaa
- Inuu luqada English-ka fahmi karaa
- Wa inuu heystaa shahaado jaamacadeed ama wax u dhigma
F.G: Araaji qabashada waxa ay ku egtahy 12 Sep 2021.
Faah fahin wac Tel No. 0617685313 ama kudir CV-gaaga Email-kan: drsamakaal@gmail.com
………………………………………………………………………………………
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
………………………………………………………………………………………
To apply for this job email your details to drsamakaal@gmail.com
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs
