Kulliyadda Sayniska Ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Waxay Raadinaysaa Bare Dhigi Kara Maadada Fisikiskis- (Physics)

Kulliyadda Sayniska ee Jaamacadda Ummadda Soomaliyeed

Bare Dhigi Kara Maadada Fisikiskis- (Physics) – Mogadishu, Somalia

KULLIYADDA SAYNISKA EE JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED WAXAY RAADINAYSAA BARE DHIGI KARA MAADADA FISIKISKIS- (PHYSICS)

 

Kulliyadda Sayniska ee Jaamacadda Ummadda Soomaliyeed waxay raadinaysaa Bare dhigi kara maadada FISIKISKIS- (Physics)

SHURUUDAHA LAGA DOONAYO SOO CODSADAHA

  1. Waa inuu heestaa shahaadadda heerka 2aad ee Physics (MASTER OF SCIENCE IN PHYSICS) iyo wixii ka sarreeya
  2. Waa in CGPA ugu yaraan ahaadaa heerka B.
  3. Waa in uu leeyahay ugu yaraan Saddex sano oo khibrad Macalinimo ah.
  4. Waa in uu diyaar u yahay inuu si joogta ah ula shaqeeyo Kulliyadda Sayniska ee JUS.

Codsadaha waxaa laga doonayaa in uu soo gudbiyo dukumiintiyada soo socda:

  1. CV-ga codsadaha
  2. Shahaadooyinka heerka 1aad, 2aad iyo 3aad
  3. Transcripts-ka heerka 1aad, 2aad iyo 3aad

Codsaduhu waxuu arjigiisa kusoo hagaajin karaa cinwaanka hoos ku xusan science@snu.edu.so

Fiiro gaar ah: Araaji qabashadu waxay ku egtahay Oct 6, 2021.

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

Telegram: https://t.me/qaran_jobs

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so  

Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/QaranJobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

………………………………………………………………………………………

To apply for this job email your details to science@snu.edu.so

error: Content is protected !!