Receptionist & Cashier – Hargeisa, Somaliland

SUN HOTEL

Receptionist & Cashier – Hargeisa, Somaliland

SUN HOTEL

(URBAN POINT)

FAAHFAAHIN GOOBTA SHAQADA

SUN HOTEL Waxa la asaasay Taariikhdu markay ahayd 2010, Waxa uu ku yaala Magalada Hargeisa-Somaliland, gaar ahaan Jigjiga yar.

Waxa laguugu sameeyay Casriyayn dhamays tiran taasi oo la furi doono kowda Jan 2022 Inshallah, waxaanu ka koobnaan doona qaybahan hoos ku xusan;

  1. Sun Hotel – Waa Qaybta Hurdada taasi oo leh Single, Twin, iyo Double Rooms una kala bixi doona Standard and Deluxe.
  2. Urban Point Restaurant – Waa Qaybta Cunto noqon doontana Cafateria Nooceegu ku cusub yahay magaalada, samayn doontana Intercontinental Foods, Cuntooyinkii Fudfudud (Snack Foods), Hot Drinks iyo waliba Cold Drinks, Casuumada Gaarka ah.
  3. SUN HALL – Waa Hall wayn oo loogu tala galay shirarka, xafaladaha Meherka, Dhalashada, is barashada iyo waliba Seminarada iyo Kulanada kala kaasi oo laguu diyaarin doona Projector aad isticmali karto iyo waliba Cunto iyo sharaab.
  4. SUN MEETING ROOM – Waa Qol Qalabyan oo loogu tala galay in lagu qabto Kulanada nooc kasta oo ay noqdaan, loona diyaariyay dhamaan agabkii loo baahnaa oo dhan.
  5. SUN Events – Waa qayb cusub oo loogu tala galay in xafalada gaarka, sida dhalashada, Meherka, iyo dhamaan events iyo dhacdooyinka gaarka ah.

FAAHFAAHINTA SHAQADA

  • Nooca Shaqada – RECEPTIONIST (3)
  • Triada Shaqalaha Loo Baahan yahay – 3 Qof
  • Cida Soo xaraysan karta – Only Female (Gabdho Kaliya)
  • Waajibaadka Shaqo ee Looga Baahan yahay qofka
  1. Waa in uu soo dhaweeya dhamaan macaamiisha Hotelka iyo Restuarentka.
  2. Waa in uu qaban kara dhamaan lacaga ay bixinyaan macamiishu, sidoo kalena fahansan yahay isku badalka lacagaha qalaad.
  3. Waa in u wood u leeyahay in uu xalin karo cabashooyinka macaamiisha.
  4. Waa in u yaqaana sida loo qorsheeyo shaqada malin laha ah ( Planning)
  5. Waa in u si fiican u isticmaali karaa Computerka Gaar ahaan Excel Spreadsheetka
  6. Waa in uu ka jawaaaba dhamaan wicitaanka Telephoneka oo dhan.
  7. Waa in uu hotelka booking usamayn karaa hab online ah ama Dalabka cuntada usamayn kara marka si online ah losoo dalbado.
  8. Waa in uu ku fiican yahay tilmaamida oo si fiican usoo hagi kara macmiilka doonaya inuu soo booqdo Hotelka.
  9. Waa in uu xisaabta wax ka fahansan yahay.

HEER AQOONEEDKA QOFKA LOOGA BAAHAN YAHAY

  1. Shahaado Jamaacadeed Heerka Koowaad ( Bacholar Degree)
  2. Basic Computer Skills ( Excel Spreadsheets iyo Word)

SIDA LOO SOO XARAYNAYO SHAQADA.

Waa in uu qofku keena CV giisa SUN HOTEL, Jigjiga Yar Main Road, sidoo kalena kusoo dul qoraa shaqada  uu soo xaraystay ka hor 15 Dec 2021.

Waxaad soo wici kartaa wixii faahfaahin dheeraad ah Mr Mohamed – 063-4465654

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

Telegram: https://t.me/qaran_jobs

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so

Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/QaranJobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

………………………………………………………………………………………

error: Content is protected !!