Ayaan Hospital
Accountant – Mogadishu, Somalia
Ref/002/2021
Date: 27/12/2021
UJEEDDO; JAGO BANAN
Waxaa la ogeysinayaa dhamaan shaqo doonayaasha bahada Xisaabiyayasha in Isbitaalka Ayaan ay ka banantahay shaqo Xisaabiye (Accountant).
Arji qabashada waxay bilawaneysaa 27/12/2021 kuna egtahay 02/01/2022.
SHURUUDHA LAGA DOONAYO QOFAK CODSADAHA WAA SIDA SOO SOCOTO
- Waa in heysto ugu yaraan Shahaado Bachelor degree oo ah Xisaabiye (Accountant).
- Waa in uu leeyahay qibrada shaqo oo ah Xisaabiye ugu yaraan 4(Afar)
- Waa in uu ku shaqeynkaro QuickBooks, Peachtree iyo Hospital Management System
- Waa in uu waqti walbo shaqeynkaro haddii loo bahdo maadamo uu jiro shiftiyo kala duwan sida habeen iyo maalin.
Waqtiga oo yar owgiis cidii short listga ku soo baxdo ayaa lasoo xiriiri doonaa Insh’Allah .
Waxaadna keeni kartaa CV-ga iyo codsigaaga shaqada xafiiska shaqada iyo shaqaalaha ama ku soo dir ciwaanak Ayaanhospitals@gmail.com.
Miisanka-dhuxusha, Yaqshid district Mogadishu-somalia
Tell: 0025-2-615500007 / 0615523377
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
………………………………………………………………………………………
To apply for this job email your details to Ayaanhospitals@gmail.com
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs
