Ma doonaysa inaad shaqo hesho! – Somaliland

SOS Children’s Villages

Ma doonaysa inaad shaqo hesho! – Somaliland

                                                   Ma doonaysa inaad shaqo hesho!

SOS Children’s Villages in Somaliland waa Hay’ad caalami ah kana shaqeysa horumarinta arrimaha bulshada – daryeelka caruurta waayey daryeelkii waalidnimo ama khatar ugu jira in ay waayaan.

SOS Children’s Villages in Somaliland waxay Kobcin iyo Tababaro lagu xoojinaaya Awoodooda xagga wax soo saarka u samaysaa qoysaska aan awoodin inay caruurtooda siiyaan daryeelkii ay u baahnaayeen.

SOS Children’s Villages in Somaliland waxay sare u qaadeysaa xuquuqda caruurta iyo dhalinyarta waxa ayna ku howlantahay ilaalinta xuquuqdooda. SOS Childrens’ Villages in Somaliland, sidoo kale waxa ay magaalada Hargeisa ka fulinaysaa barnaamijka logu macaabo “The next Economy programme” oo ah barnaamij shaqo abuur iyo shaqo raadis ah oo lagu tala galay dhalinyarta aan shaqeeynin ee dhameesatay heerarka wax barasho sida, Dugsiga farsamada gacanta, dugsi sare, iyo dhalinyarta dhigata ama dhammeesatay waxbarasho jaamacadda.

Haayada  SOS Children’s Villages in Somaliland, waxa ay fulinaysaa mashruuca “The next Economy programme” iyaga oo tababaro siinaya dhalinyarta caqabaduhu ka heystaan in ay ku xidhmaan suuqyada shaqada .

Haydaha SOS Children’s Village in Somaliland, waxa ay ku wargelinaysaa dhalinyarada ku nool Magaalada Hargeisa in uu billaabanayo  mashruuca “The next Economy programme Phase-2 ” oo dhalinyarta ka taageeri doona dhinacyada shaqo abuurka,  iyaga oo qaadandoona tababaro kaladuwan muddo seddex biilood ah  socon doona oo  ku saabsan,

  1. Barashada xirfadaha aasasiga u ah shaqo tagaha  
  2. Sida loo raadiyo ee loo helo shaqo wanaagsan
  3. Helista fursado shaqo carbineed

Sannadkan 2022 waxaa la qaadanayaa  Wajigii  4aad oo ka  kooban 93 ( gabdho iyo Wiilal).

Shuruudaha laga Rabo Dhalinyarada soo codsanaysa waa sidan hoos ku xusan:

  1. Dada: 15 – 35 Sanno
  2. HeerkaWaxbarasho:
  1. Dugsi sare dhamaystay
  2. Dugsi farsamada gacanta dhamaystay
  • Jaamacadda dhamaystay ama dhigta
  1. Diyaar u ah in uu dhamaysto tababarka
  2. Waa in uu yahay qof u heellan in uu shaqo helo
  1. Waa inuu yahay qof ka bad qaba noocyada kaladuwan ee balwadaha
  2. Waa in aanu shaqaynin wakhti xaadirkan.

Haddii aad danaynayso Fursadaan fadlan  Halkan Taabo , ugu dambayn 12 January 2022.

Waxii faahfaahin taasi dheer fadlan Booqo Website: www.next-economy.com

Halkan Taabo

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

Telegram: https://t.me/qaran_jobs

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so

Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/QaranJobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

………………………………………………………………………………………

error: Content is protected !!