Yardimeli Specialist Hospital
Kalkaaliye (Nurse) – Mogadishu, Somalia

DATE: 19/02/2022
REF: YH/HR-D/010186/2/22
JAGO BANAAN
KALKAALIYE (NURSE)
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan shaqa doonayaasha bahda caafimaadka in isbitaalka YARDIMELI SPECIALIST HOSPITAL uu ka banaanyahay boos shaqo oo ah KALKAALIYE (NURSE).
Arji qabashada waxa ay bilaabanaysaa 19/02/2022 kuna eg 24/02/2022.
SHURUUDAHA LAGA DOONAYO CODSADAHA
- In uu yahay Soomaali, kuna hadlo Afka Soomaaliga
- In uu haysto shahaado (Bachelor’s in Nurse)
Codsiga shaqada, taariikh nololeedka (CV) iyo Shahaadada (BNS), fadlan kusoo hagaaji xafiiska shaqada iyo shaqaalaha ee YARDIMELi SPECIALIST HOSPITAL.
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs
