MyBank Limited
Direct Sales Representatives (14 Positions) – Mogadishu, Somalia
OGEEYSIIS SHAQO BANNAAN.
MyBank Limited waxa uu bulshada Soomaaliyeed ogeeysiinayaa inuu qaadan doono 14 qofood oo ah hoowl-wadeenadda iibka tooska ah “𝗗𝗶𝗿𝗲𝗰𝘁 𝗦𝗮𝗹𝗲𝘀 𝗥𝗲𝗽𝗿𝗲𝘀𝗲𝗻𝘁𝗮𝘁𝗶𝘃𝗲𝘀” kuwaas oo lagu qiimeeyn doono wax soo saarkooda. Hoowl-wadeennadan waxeey ka hoowl gali doonaan xaruumaheenna MUQDISHO.
Shuruudaha looga baahanyahay waxaa kamid ah;
1. Waa in uu haystaa ugu yaraan shahaadada heerka 1-aad ee jaamacadda, mid xiriir la leh ganacsiga ayaan mudnaanta siineynaa.
2. Waa in uu khibrad ka heysato suuqgeynta iyo iibka.
3. Waa in uu yahay xirfadle caaboon oo isu dira hoowlaha iibinta/suuqgeynta kuna jiheyn kara shaqada tilmaamaha la siiyay.
4. Waa in uu yahay qof ku wanaagsan xiriirka bulshada, wax soo jeedinta, gorgortanka iyo wada-hadalka.
5. Waxaa loo baahanyahay in uu ku fiicanyahay ku dhaqanka anshaxa ganacsiga, ahaadana xirfadle leh dabeecad wanaagsan.
6. Waan doorbideynaa inuu ku hadli karo luuqadaha Arabic iyo English.
7. Waxaan mudnaanta siineynaa qofka xiriir fiican la leh ama dhisi karo xariirka macaamiishan (Haweenka, dhallinyarada, Culimada, Ganacsatada, Hay’adaha Waxbarashada, Ardayda, Hey’daha aan dowliga ahayn iyo waxii lamid ah).
Qaabka Loo Codsanayo:
Fadlan koobiga CV-gaaga iyo Warqadda Codsiga ku dir E-mailkan: Info@mybank.so

………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
………………………………………………………………………………………
To apply for this job email your details to Info@mybank.so
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs
