Jaamacadda Benadir waxa ey ogeysiineysaa bulshada Soomaaliyeed in ey ka banaantahay Kaamire qaade.
Shuruudaha laga rabo codsadaha:
1. in uu sito Shahaado dugsi sare ama wax u dhigma.
2. in uu khibrad Kaamiro leeyahay
3. in uu qurxin karo sawirada
Qaabka Loo Codsanayo:
Haddii aad tahay codsade buuxin kara shuruudaha sare fadlan ku soo dir CV-gaada oo ay la socoto warqadda codsiga shaqada iyo dukumitiyada muhiimka ah emaylka hrm@bu.edu.so.