Hawl-Wadeen Warshadeed – Dangorayo, Nugal, Puntland State

DANWADA

Hawl-Wadeen Warshadeed – Dangorayo, Nugal, Puntland State

Job Description

Ku Saabsan DANWADA:

Maamulka Biyaha Dangorayo ee DANWADA waxaa ka banaan fursad shaqo oo hawl-wadeen warshadeed ah sida ku cad faahfaahinta hoos ku qoran.

Booska: Hawl-Wadeen Warshadeed

Tirada: 1 Boos

Sababta: Hawl-wadeenka warshada wuxuu masuul ka yahay shaqo socod-siinta maalinlaha ah ee warshad biyo sifeynta.

MAAMULE: Kormeeraha Warshadaha

XiriirKA shaqo: Macaamiisha iyo shaqaalaha kale.

Goobta: Dangorayo

Waqtiga heshiiska: Sanad- ay la socoto mudo shaqo tijaabin 3 bilood ah

Skills and Qualifications

  1. Waa in uu wato shahaado ugu yaraan dugsi sarre ama wax u dhigma.
  2. Waa in uu wax ka yaqaano farsamooyinka korontada iyo biyaha.
  3. Waa in uu leeyahay khibrad farsamo ugu yaraan 2 sano.
  4. Waa in uu yahay qof dabeecad wanaagsan oo ku fiican qancinta macaamiisha iyo xiriirka bulshada.
  5. Waa in uu wadi yaqaan gawaarida ama haysto shati darawalnimo.
  6. Waa in uu wax balwad ah lahayn nooca ay tahayba.
  7. Waa in uu ku sifeysan yahay hal-abuur, hawl-karnimo iyo amaano.
  8. Hadii uu fahmi karo ama ku hadli karo luuqadaha Englishka waxay leedahay tixgelin.

How to apply

Fadlan hadii aad daneynaysid fursadaan shaqo waxaad CV (Taariikh nololeed 2 bog ugu badnaan), Codsi iyo shahaadooyinka usoo dirtaa Emailka DANWADA danwada.dangorayo@gmail.com, Mowduuca emailkana ka dhig “HAWL-WADEEN WARSHAD” inta ka horeysa 25th Julaay 2022. DANWADA waxa ay dib ola soo xiriir doontaa dadka ay shirkadu ku qanacdo dukumentiyaasha ay soo gudbiyaan, waxaana lagu kala saari doona qaab imtixaan ah.

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

Telegram: https://t.me/qaran_jobs

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so

Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/QaranJobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qaran.jobs

………………………………………………………………………………………

To apply for this job email your details to danwada.dangorayo@gmail.com

error: Content is protected !!