Telesom Company
AC Technician – Hargeisa, Somaliland
Telesom Company
Booska: AC Technician
Tirada: Hal Qof
Qaybta: Farsamada
Magaalada: Hargeysa
QEEXIDA BOOSKA:
Shirkadda Telesom waxay raadinaysaa hal qof oo Air Conditioner (AC) Technician ah oo ka hawl-gali doona Xarunta dhexe ee Hargeysa, wajaabaadyada ugu muhiimsan waxa mid ah Rakibista, Dayactirka iyo cilsaarka AC-yada xarumaha shirkadda.
WAAJIBAADYADA UGU MUHIIMSAN:
- Rakibaadda qalabyada AC-yada — kuwa gudaha iyo kuwa dibadaba
(Indoor and outdoor units).
- Tijaabinta qaybaha AC-ga iyadoo loo eegayo manufacturer’s specification-ka.
- Hubinta tuubooyinka AC-gu in ay liigayaan iyo in kale.
- Dayactirka iyo ciladsaarka qalabyada AC-ga (Air Conditioning Systems & Equipments) sida:
- Hagaajinta ciladaha farsamo ee qalabka AC-yada iyo kuwa dhinaca korantadaba.
- Nadiifinta iyo bedelida filtarrada hawada iyo qaybaha kale ee cilladooba.
- Aqoonsiga khataraha ka dhalan ka qalabka AC-yada marka la rakibayo ama la dayactirayo.
- Fulinta hawlaha kale maamulkiisu u igmado.
AQOONTA /XIRFADDA/KHIBRAHA LOOGA BAAHAN YAHAY QOFKA:
- Inuu leeyahay aqoon heer Dugsi Sare ama Dugsi Farsamo (Technical Institute)
- Inuu aqoon fiican u leeyahy farsamada AC-yada qaybihiisa kala duwan sida: Composer-ka, Fan-ta, Capacitors-ka, Relay-ga, Power Card-ka etc.
- Inuu si fiican u yaqaan luuqada English-ka
- Inuu yahay qof u adkaysankara culayska shaqada.
- Inuu leeyahay xilkasnimo iyo habdhaqan wanaag
- Inuu ka shaqayn karo meelaha dhaadheer (working at height)
QAABKA LOO SOO CODSANAYO SHAQADAN:
Muwaadinka leh Aqoonta, Xirfadaha iyo khibradaha sare ku xusan wuxuu Codsigii shaqo, CV-giisa iyo shihaadooyinkiisa ku soo dirayaa recruitment@telesom.com ugu dambayn August 19′, 2022.

………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qaran.jobs
………………………………………………………………………………………
To apply for this job email your details to recruitment@telesom.com
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs
