Macalimiin Dhigi Karta Kuliyadda Beeraha & Cilmiga Deegaanka

  • Anywhere
  • Applications have closed

Kuliyadda Beeraha & cilmiga deegaanka waxay raadinaysaa macalimiin dhigi karta maadooyinka hoos ku qoran
A. GIS and Remote Sensing (MSCor PhD )
specializations

• Environmental engineering
• GIS & remote sensing
• Geography
• Earth systems
• Other related fields.

B. Analytical techniques in environmental science ( MSC or PhD)
Specializations
• Environmental engineering
• Earth systems
• Environmental and biological conservation
• Energy and climate change
• Pollution prevention and remediation
• other related fields.

C. Shuruudaha baraha (macalinka ) lagu qaadanayo waxay kala yihiin sida soo socto :
1. Waa inuu haystaa shahaadadda heerka 3aad (PHD) ama heerka 2aad (master) ee jaamacadeed
2. Waa in CGPA ugu yaraan ahaadaa heerka B+( 3.0 /4.0)
3. Waa inuu diyaar u yhay inuu jaamacadda u shaqeeyo si joogto ah
4. Waa inuu leeyahay xirfad iyo khibrad macalinimo oo ku aadan maadadiisa
5. Waa inuuu soo gudbiyaa dhamaan documents ka hoos ku xusan:
A. Application letter
B. Curriculum Vitae (cv)
C. Copy of all certificates (PHD, MSC, BSC) with diploma & transcript

FG: Sida loo soo codsanaayo shaqada-
 qofkii daneynaya waa inuu kusoo gudbiyaa documents kiisa agr@snu.edu.so ama yimaadaa xarunta kulliyda beeraha & cilmiga deegaanka ee Gaheyr ka hor 27-08-2019.
 Baraha waa in uu cinwaan uga soo dhigaa maadada uu daneynaayo codsigiisa.

error: Content is protected !!