SomBank
Direct Sales Representatives (10 Positions) – Mogadishu, Somalia
OGEEYSIIS SHAQO BANNAAN
SomBank waxa uu bulshada Soomaaliyeed ogeeysiinayaa in uu qaadan doono 10 suuqgeeye/ iibiye “𝗗𝗶𝗿𝗲𝗰𝘁 𝗦𝗮𝗹𝗲𝘀 𝗥𝗲𝗽𝗿𝗲𝘀𝗲𝗻𝘁𝗮𝘁𝗶𝘃𝗲𝘀”, howl maalmeedkooduna noqon doona suuqgeynta adeegyada Bangiga, ka qeyb qaadasha ololayaasha suuqgeyneed ee Bangiga, la macaamiltanka macaamisha Bangiga iyo ka qeyb qaadashada dhamaan howlaha suuqgeyneed ee Bangiga. Waxaa ee ka howlgali doonaan xarumaha Muqdisho.
Shuruudaha lugu xulan doona waxaa kamid ah:
B. Codsaha shaqada Waa in uu haystaa ugu yaraan shahaadada heerka 1-aad ee jaamacadda, ee la xariirta cilmiga ganacsiga iyo dhaqaalaha.
T. Waa in uu khibrad shaqo u leeyahay iibka iyo suuqgeynta.
J. Waa in uu yahay qof ku wanaagsan wax soo jeedinta, dhisi kara xariirka macaamiisha, howlkarnimo iyo masuuliyad shaqo.
X. Waa in uu yahay qof ku wanaagsan isticmaalka tiknaloojiyada, qorista iyo ku hadalka luuqadaha Arabic iyo English.
Qaabka Loo Codsanayo:
Si aad u codsato shaqada banaan fadlan buuxi google form-kaan link hoose ku jira:
Google form: https://forms.gle/Be1tjGdDMWFPEQsa8
Qabashada codsiyada shaqada waxa ay ku egtahay August 27, 2022.

………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/QaranJobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qaran.jobs
………………………………………………………………………………………
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs
