Fursad Shaqo: Barayaal – Mogadishu, Somalia

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Fursad Shaqo: Barayaal – Mogadishu, Somalia

Kulliyadda injneeriya waxa ay raadineysa macalimiin Mechanic Engineer ah oo dhigi kara maadooyinka Heat transfer, Industrial robotics, Mechanical measurement iyo Mechanical System Design.

Shuruudaha macalinka lagu qaadanayo waxa ay kala yihiin sida soo socota:

1.      Waa inuu heestaa shahaadadda heerka 1aad iyo heerka 2aad Mechanical Engineering(Bachelor and Master Degree in Mechanical Engineering) iyo wixii kasareeya

2.      Waa in CGPA ugu yaraan ahaadaa  heerka B+.

3.      Waa inuu diyaar u yahay in uu jaamacadda u shaqeeyo si joogto ah.

4.      Waa inuu leeyahay xirfad iyo khibrad macalinimo oo ku aaddan maadooyinka kala ah :

  • A. Heat transfer/industrial robotics
  • B. Mechanical Measurements/Mechanical System Design

5.      Waa in uu soo gudbiyaa dhamaan documents ka hoos ku xusan:

  • A.       Application latter.
  • B.        Curriculum Vitae (CV).
  • C.        Copy of bachelor and master degree certificate with transcripts.

Qaabka Loo Codsanayo

Cidii daneyneesa waa iney kuso gudbiyaan documents kooda hr@snu.edu.soengineering@snu.edu.so  ka hor September 08, 2022.

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

Telegram: https://t.me/qaran_jobs

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so

Facebook Group: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/qaran_jobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qaran.jobs

………………………………………………………………………………………

error: Content is protected !!