Fursado Shaqo Oo Ka Banaan Xamar Specialized Hospital

  • Somalia

XAMAR HOSPITAL

Fursado Shaqo Oo Ka Banaan Xamar Specialized Hospital

UJEEDO JAGO BANAAN

Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa shaqo doonayaasha in isbitaalka taqasusiga ee xamar hospital ay ka banaan tahay jagooyinkaan shaqo oo kala ah.

  • Scrub nurse (Qualified Nurse)
  • Circulatory nurse (Qualified Nurse)
  • RN first Assistants

Arji qabashadu waxay ka bilaabaneysaa 15-09-2022 waxa eyna ku egtahay 20-09-2022.

Sharuudaha laga doonayo qofka soo codsanaaya jagadaan waa sidaan. 1-Waa in uu heestaa shahaado bachelor of nursing.

2-in uu leeyahay ugu yaraan 4 sano oo khibrad shaqo ah kana soo shaqeeyay saalo qaliin ( operation theater ).

3- waa in uu la yimaado documents kiisa oo dhameystiran .

4-waa in uu shaqeyn karaa waqti kaste ee loo baando maadaama shiftiyo kala duwan lagu shaqeeyo.

Qaabka Loo Codsanayo Shaqooyinkan:

Waxaad keeni kartaa Documents isbitaalka XAMAR HOSPITAL.

Email: Xamarhospital@gmail.com

F.G: Waxaan la soo xeriiri doonaa inta qof ee short listiga ku soo baxda insha Allaah.

To apply for this job email your details to Xamarhospital@gmail.com

error: Content is protected !!