Jagooyin Banaan (Pharmacist, Midwifery & Laboratory Technician) – Shaqooyin Caafimaad

  • Somalia

XAMAR HOSPITAL

(Fursado Shaqo)

Jagooyin Banaan (Pharmacist, Midwifery & Laboratory Technician)

Shaqooyin Caafimaad

UJEEDO JAGO BANAAN

Waxaa dhamaan Ia ogeysiinayaa shaqo doonayaasha in isbitaalka taqasusiga ee xamar hospital ay ka banaan tahay jagooyinkaan shaqo oo kala ah.

  • Pharmacist
  • Midwifery
  • Laboratory Technician

Arji qabashadu waxay ka bilaabaneysaa 17-09-2022 waxa eyna ku egtahay 20­09-2022.

Sharuudaha laga doonayo qofka soo codsanaaya jagadaan waa sidaan.

1-Waa in uu heestaa shahaado bachelor ah oo Ia xeriirta shaqada uu codsanayo .

2-in uu leeyahay ugu yaraan 4 nano oo khibrad shaqo ah oo Ia xeriirta booska uu codsanayo .

3- waa in uu la yimaado documents kiisa oo dhameystiran

4-waa in uu shaqeyn karaa waqti kaste ee loo baando , maadaama shiftiyo

kala duwan  lagu shaqeeyo.

5-waa in uu aqoon u leeyahay luuqada carabiga ku hadal iyo qoraalba . Waxaad keeni kartaa documents isbitaalka XAMAR HOSPITAL.

Waxaan la soo xeriiri doonaa inta qof ee short listiga ku so baxda insha Allaah.

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

Telegram: https://t.me/qaran_jobs

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so

Facebook Group 1: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Facebook Group 2: https://www.facebook.com/groups/qaranjobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/qaran_jobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qaran.jobs

error: Content is protected !!