Tarjumaan Luqada Carabiga (Arabic Translator) – Mogadishu, Somalia

Xamar Specialized Hospital

Tarjumaan Luqada Carabiga (Arabic Translator) – Mogadishu, Somalia

UJEEDDO: JAGO BANAAN

Xamar Specialized Hospital

Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa shaqo doonayaasha in isbitaalka taqasusiga ee xamar hospital ay ka banaan tahay jagooyinkaan shaqo oo kala ah.

Tarjumaan luuqada carabiga (Arabic language Translator

Arji qabashadu waxay ka bilaabaneysaa 19-09-2022 waxa eyna ku egtahay 21-09-2022

Sharuudaha laga doonayo qofka soo codsanaaya jagadaan waa sidaan.

1-waa in uu si sax ah iskugu tarjumi karaa luuqadaha soomaaliga iyo Carabiga , hadal iyo qoraalba

Waa In uu heestaa shahaado health science sida bachelor of nursing, laboratory. public

health iyo wixii la mid ah.

2-waa in uu ku soo shaqeeyay shaqo tarjumaanimo

3- waa in uu la yimaado documents ( CV) kiisa oo dhameystiran

4-waa in uu shaqeyn karaa waqti kaste ee loo baando , maadaama
shiftiyo kala duwan lagu shaqeeyo

Waxaad keeni kartaa documents isbitaalka XAMAR HOSPITAL.

Waxaan la soo xeriiri doonaa inta qof ee short listiga ku so baxda insha allah

 

Call 7333

xamarhospital@gmail.com

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

Telegram: https://t.me/qaran_jobs

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so

Facebook Group 1: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Facebook Group 2: https://www.facebook.com/groups/qaranjobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/qaran_jobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qaran.jobs

To apply for this job email your details to xamarhospital@gmail.com

error: Content is protected !!