Xisaabiye (Accountant) – Darusalaam, Mogadishu, Somalia

Day travel & General Services

Xisaabiye (Accountant) – Darusalaam, Mogadishu, Somalia

FURSAD SHAQO

Shirkadda Sahal Homes & Apartments Waxa Ay Ogeysiineysa Dhammaan Bulshada Kunool Caasimada Somalia, Mogadishu, in ay jirto Fursad Shaqo oo ka bannaan Shirkadda.

Jagada Shaqada Bannaan: Accountant

Goobta Shaqada: Darusalaam, Mogadishu, Somalia

Tirada Boosaska: Hal Boos

Wakhtiga Qabashada Araajida: oo Ka bilaabanaysa 3 da bisha November kuna-ekaan doonta 10-ka bisha-November 2022.

Shuruudaha Laga Rabo Codsadaha:

1. In uu wato shahaado Asal ah (Original) ah ee jamacadeed – (Bachelor’s degree) – Accounting.
2. In uu ku fiican yahay adeegsiga aaladda Computer-ka ee IT-ga.
3. In uu yahay qof dabeecad wanaagsan oo kuna fiican xiriirka Bulshada,
4. In uu leeyahay Labo sano waayo aragnimo shaqo ah (2years Experience)

Qaabka Loo Codsanayo:

Fadlan hadii aad daneyneyso shaqadan CV gaaga Waxaad ku soo Hagaajisaa Araajida Email-ka Shirkadda: Sahalhomesdepartments@gmail.com

Nasiib Wacan.

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

Telegram: https://t.me/qaran_jobs

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so

Facebook Group 1: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Facebook Group 2: https://www.facebook.com/groups/qaranjobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/qaran_jobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qaran.jobs

To apply for this job email your details to Sahalhomesdepartments@gmail.com

error: Content is protected !!