Fursad Shaqo – Practitioner Position – Mogadishu, Somalia

Mogadishu Specialist Hospital

Fursad Shaqo – Practitioner Position – Mogadishu, Somalia

GENERAL PRACTITIONER (GP) DOCTORS

CODSADAHA WAXAA LAGA DOONAYAA:

  • In uu yahay Somali, kuna hadli karo afka Soomaaliga
  • In uu heesto shahaado (MBBS)
  • In uu leeyahay qibrad 3 sanno iyo ka badan
  • Wa in uu ku caddeeyo CV-giisa goobaha uu ka soo shaqeeyay si faahfaahsan.

CODSADUHU WAA INUU KEENAA:

  • Soyaalkiisa Qofeed (CV),
  • Cover Letter, &
  • Shahaadada copy ah, kuna soo hagaajiyo xafiiska shaqada iyo shaqalaha ee isbitalka MOGADISHU SPECIALIST HOSPITAL.

F.G: Muddada Qabashada Araajida Waxa Ay Ku’ Egtahay 4ta February 2023.

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

Telegram: https://t.me/qaran_jobs

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so

Facebook Group 1: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Facebook Group 2: https://www.facebook.com/groups/qaranjobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/qaran_jobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qaran.jobs

error: Content is protected !!