Dar Al-Shifa Hospital Badhan
Farmashi (Pharmacy) 1 Boos – Badhan
SHAQO BAAHIN
Waxa la’ ogaysiinaya shaqo daneyasha in Dar Al-Shifa Hospital Badhan ay ka banaantahy 1 boos shaqo oo ah Farmashi (Pharmacy).
Shuruudaha laga donayo qofka socadsadaha jagadda waxa kamid ah.
1.Shahadada degree/Diploma ma wixii laxiriira booska shaqo uu codsanayo codsaduhu.
2.In uu leeyahay ugu yaran sadax sano khibrad shaqo ah kadib qalin jebintisii
3.In uu layimado documents-kiisa oo dhamaystiran.
4 in uu shaqayn karo waqti kasta ee lo bahdo madama cuspitalku shaqeeyo shiftiyo kala duwan.
5. Waa inoo waxka yaqano computarka maadaama uu hospital-ku kushaqayo habka database
Qaabka loo Codsanayo:
Waxad keeni kartaa shahadadada iyo codsigaga oo dhamaystiran xafiska shaqada iyo shaqalah isbitalka Dar al-Shifaa ama ku dir. Email: Shifahospitalbadhan@gmail.com AMA WhatsApp #0907894092
FG: Waxaan la soo xariiri doonaaa inta qof ee short List-ga ku soo baxda insha Allaah.
Arji qabashadu waxay kabilamanaysaa 3/Feb/2023 kuna eegtahay 11/Feb/2023.


QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group 1: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Facebook Group 2: https://www.facebook.com/groups/qaranjobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/qaran_jobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qaran.jobs
To apply for this job email your details to Shifahospitalbadhan@gmail.com
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs