Suuban Jet
Marketing – (5 Positions) – Hargeisa

Shuruudaha :
1.Waa Inuu Qofku Leeyahay Ugu Yaraan 2Sano Oo Khibrad Suuq Gayneed Ah Waliba Suuq gaynta Shirkadaha Daabacaada Boodhadhka Iyo Xasiinta
2. Waa Inuu Aqoon Heer Jaamacadeed Ah Leeyahay bachelor Degree
3. Waa In Aanu Balwad Lahayn Sida Qaadka Iyo Mukhaadaraadka Kaleba
4. Waa in uun English ku hadli kara qorina karaa
Qaabka Loo Codsanayo:
Cv ga ku soo hagaaji suubanjet@gmail.com
Deadline: 19/03/2023
To apply for this job email your details to suubanjet@gmail.com
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs