Nabad Gale
Sales & Marketing Officer – Borama
Fursad Shaqo: Sales & Marketing Offcer
Goobta: Borama, Somaliland
Wakhtiga codsiga shaqadu xidhmayo: 20th March 2023
Shuruudaha laga rabo Shaqaalaha
– In uu haysto Shahaado degree ganacsi iyo wixii la xidhiidha ah
– In uu aqoon iyo xirfad fiican u leeyahay fursadaha suuqa iyo la xidhiidhka macaamiisha
– In uu kusoo shaqeeyey 1-2 sanno ugu yaraan iibka iyo suuqgeynta
-In uu yahay qof hawl kar ah oo aqoon u leh gudbinta xogaha shaqada ee maalinlaha ah (Reporting)
-In uu diyaar u yahay in uu si buuxda ugu shaqeeyo shirkadda
Qaabka Loo Codsanayo:
Kusoo hagaaji CV-gaaga Xafiiska Boorama ama emailka iyo whatsappkan
+252634459420
+252634800188
Email: nabadgalecomp@gmail.com
To apply for this job email your details to nabadgalecomp@gmail.com
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs