Maal Microfinance L.T.D
Direct Sales Representatives (15 Positions) – Mogadishu, Somalia
Maal MFI, Waxa ay soo bandhigeysaa fursad shaqo oo ah Direct Sales Representatives – 15 Positions.
Fursaddaan waxaa soo codsan kara:
Qof kasta oo heysto shahaado jaamacadeed bartayna culuumta Ganacsiga iyo Maamulka.
Waa inaad si wanaagsan uga shaqeysaa imtixaanka hoose adigoon cidna kaashan.
Imtixaanku 20 daqiiqo ayuu soconaa, fadlan ku dhammey waqtigaas.
Guji imtixaanka lifaaqa hoose yaal kana shaqee.
N.B: Fursaddaan waxa ay ka bilaabaneysaa 23 March 2023 waxa ayna ku egtahay 7 April 2023.
Guji Link-gan —->> https://forms.gle/3AAbpfZbdbEwBvPe9


QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group 1: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Facebook Group 2: https://www.facebook.com/groups/qaranjobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/qaran_jobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qaran.jobs
To apply for this job please visit docs.google.com.
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs