Fursado Shaqo Oo Macalinimo Ah (9 Macalimiin Ah) – Mogadishu, Somalia

Mogadishu International School

Fursado Shaqo Oo Macalinimo Ah (9 Macalimiin Ah) – Mogadishu, Somalia

𝐅𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐨 𝐰𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨.

Maamulka Mogadishu International School waxa uu qaadanaya macalimiin cusub oo kala ah:

1. 4 Macalimiin taxfiid rag ah.

2. 2 macalin taxfiid dumar ah.

3. 1 Macalin tasxiix iyo diyaarinta ardeyda.

4. 2 macalin hingaad rag ah.

𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐚𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐚 𝐫𝐚𝐛𝐨:-

1. Waa inuu qur’aanka xifdisanyahay kuna yaqaano tajwiid.

2. Waa inuu leeyahay khibrad ugu yaraan 4sano.

3. Da’da macalinku waa in ay udhaxeysaa 22sano ilaa 35 sano.

4. Waa inuu jir ahaan iyo maskax ahaan ucaafimaad qabo.

5. Macalinka tasxiixa waa inuu haystaa ijaazo riwaayatu xafsa.

6. Macalinka hingaada dhigayo waa inuu hingaada ku yaqaano luqada carabiga, aqoon fiicanna uleeyahay farqurxinta.

FIIRO GAAR AH Codsiga macallinku waxa uu ku soo dirayaa e-mailka xuseen.janogale114@gmail.com ama whatsap lambarka 0619046890.

Soo gudbinta Codsiyadu waxa ay bilaabaneysaa 15/april waxa ayna ku egyahay 26/april/2023.

 

………………………………………………………………………………………

QaranJobs.com

………………………………………………………………………………………

PLEASE JOIN US – QARAN JOBS

Follow us on our Social Media:

Telegram: https://t.me/qaran_jobs

Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so

Facebook Group 1: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs

Facebook Group 2: https://www.facebook.com/groups/qaranjobs

Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs

Twitter: https://twitter.com/qaran_jobs

Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs

Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qaran.jobs

To apply for this job email your details to xuseen.janogale114@gmail.com

error: Content is protected !!