Rashka Production
FURSAD SHAQO { Wariye } – Somalia
FURSAD SHAQO { Wariye }, Rashka Production
Shuruudaha:
1- Inaad baratay saxaafadda.
2- Inaad taqaanid xiriirinta & soojeedinta.
3- Inaad xiiseysid Suugaanta Soomaalida.
4- Inaad leedahay hal-abuur .
5- Inaad ku nooshahay magaalada Muqdisho.
#F.G: Qofka kusoo baxa fursaddaan, marka hore wuxuu qaadanaayaa tababar shaqo mudoo 1-bil ah , ka dib shaqaale rasmi ayuu noqon doonaa.
Qaabka Loo Codsanayo:
Haddii aad danayneesid booskaan shaqo , fadlan CV-gaaga noogu soo dir Rashka.production@gmail.com
ugu danbeyn 5 septembar 2023 .
#RashkaProduction
#Wriye
#Fursad
#Shaqo
#somalia

To apply for this job email your details to Rashka.production@gmail.com
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs