MASST School
Macalin dhigi kara maadooyinka Math & Physics – Mogadishu, Somalia
Waxaa ka banaan iskuulka MASST fursad shaqo!
Jagada: Macalin maadooyinka Math & Physics.
Shuruudaha:
1- Waa in uu leeyahay aqoon waxbarasho oo heer jaamacadeed ah.
2- Waa in uu leeyahay khibrad macallinimo ugu yaraan laba sano.
3- Waa in uu bartay (Math iyo Physics).
4- Waa in uu aqoon u leeyahay waxbarista dadka waaweyn.
Xilliga ugu danbeeya arji qabashada: 05-ta Dec 2023.
Qaabka Loo Codsanayo:
Soo gudbinta dalabka shaqada
Fadlan noogu soo gudbi codsiga shaqada iyo CV-ga email-kaan: masst.manager@gmail.com
Nagala soo xiriir: WhatsApp: 0619994494 / 0615133112.


QaranJobs.com
………………………………………………………………………………………
PLEASE JOIN US – QARAN JOBS
Follow us on our Social Media:
Telegram: https://t.me/qaran_jobs
Facebook Page: https://www.facebook.com/QaranJobs.so
Facebook Group 1: https://www.facebook.com/groups/somaliajobs
Facebook Group 2: https://www.facebook.com/groups/qaranjobs
Linkedin: https://so.linkedin.com/company/qaranjobs
Twitter: https://twitter.com/qaran_jobs
Instagram: https://www.instagram.com/qaranjobs
Application: https://play.google.com/store/apps/details?id=com.qaran.jobs
To apply for this job email your details to masst.manager@gmail.com
QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs