Mogadishu Specialist Hospital
Emergency General Practitioner(GP), Towfiiq, Yaaqshiid, Muqdisho, Soomaaliya
𝐅𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐨:
Jagada: Emergency General Practitioner(GP)
Tirada: 1
Shuruudaha codsadaha:
- Shahaado jaamacadeed iyo transcript, sidoo kale degree la xiriira caafimaadka aya la doorbidaya.
- Inuu leeyahay khibrad ugu yaraan 3 sano uuna ka soo shaqeeyey qeybta Emergency-ga.
Codsaduhu waa inuu keenaa:
- CV, Cover letter iyo shahaadoyinkiisa.
- lnuu keeno Cadeynta goobaha uu ka soo shaqeeyey (Experience Letter).
Qaabka Loo Codsanayo:
Dhamaan Documents ka fadlan noogu keen xarunta isbitaalka oo ku taalla:
DEGMADA: YAAQSHIID, XAAFADA: TOWFIIQ, EX: SNTV, Kahor 16/01/2024.

QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs





