OGEYSIIS MUHIIM AH – DEEQ WAXBARASHO

OGEYSIIS MUHIIM AH – DEEQ WAXBARASHO

Illiteracy Prevention Organization (IPO) waxay ogeysiinaysaa dhammaan ardayda dhammaysatay Secondary School (Dugsiga Sare) ee ku sugan Muqdisho iyo guud ahaan Soomaaliya in ay jirto fursad deeq waxbarasho ah.

Deeqdan waxaa loogu talagalay ardayda doonaysa inay sii waddo waxbarashadeeda jaamacadeed, balse u baahan fursad iyo taageero waxbarasho.

📚 Yaa codsan kara?
Arday kasta oo dhammaystay Secondary School oo ku sugan Muqdisho ama qaybaha kale ee Soomaaliya.

⚠️ Tiro kooban ayaa la qaadanayaa, sidaas darteed ardayda danaynaysa waxaa lagu dhiirrigelinayaa inay si degdeg ah u soo gudbiyaan codsigooda.

📱 Faahfaahin iyo codsi:

WhatsApp: 611619833

Riix button-ka hoose:

Codso

error: Content is protected !!