Bareyaal, Kulliyadda Dhaqaalaha iyo Maamulka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

FURSAD SHAQO

Kulliyadda Dhaqaalaha iyo Maamulka ee Jaamacadda Ummadda Soomaliyeed waxay raadineeysaa Bareyaal dhigi kara maadooyinka hoos ku xusan:

1. Agricultural Economics iyo Industrial Economics;
2. Privet Law iyo Public Law

SHURUUDAHA LAGA DOONAYO SOO CODSADAHA
1. Qofka soo codsnaya waa in uu aqoon uleeyahay maadada uu soo codsanaayo
2. Waa in uu kusoo qaatay maadada uu soo codsanaayo heerka 1aad iyo heerka 2aad ee jaamacadda
3. Waa in uu leeyahay ugu yaraan labo sano oo khibrad barenimo.
4. Waa in uu diyaar uyahay inuu si joogta ah ula shaqeeyo kulliyadda Dhaqaalaha iyo Maamulka Faraca Galmudug ee Degmada Caabudwaaq.

Codsadaha waxaa laga doonayaa in uu soo gudbiyo dukumiintiyada soo socda
1. Warqadda codsiga shaqada
2. CV ga codsadaha
3. Shahaadooyinka heerka 1aad iyo 2aad
4. Transcrpts ka heerka 1aad iyo 2aad

Codsaduhu waxuu arjigiisa ku hagaajin karaa cinwaanka Economics@snu.edu.so

Fiira Gaar Ah
❖ Araaji qabashadu waxa ay ku egtahay March 25, 2020.

error: Content is protected !!