National Independent Electoral Commission (NIEC)
Qandaraas: Bixin Adeeg Internet – Mogadishu, Somalia
JAMHUURIYADDA FEDERAALKA EE SOOMAALIYA
GUDDIGA MADAXABANNAAN EE DOORASHOOYINKA QARANKA
SOMALIA FEDERAL REPULIC
NATIONAL INDEPENDENT ELECTORAL COMMISSION
May 13, 2020
RFQ# NIEC-MAY2020-001
Bixin Adeeg Internet
Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka (GMDQ)
OGEYSIIS QANDARAAS BIXIN ADEEG
Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka (GMDQ) waxa uu soo bandhigayaa soo codsashada qandaraas ah ADEEG INTERNET ee Xarunta Dhexe ee GMDQ. Codsidyada shaabadeysan, oo lagu soo gudbinaayo ayadoo la raacayo faafaahinta la codsaday, si loo aqbalo codsiyada waa in lagu soo gudbiyaa qaab email ah: bids@niec.so koobi la siinaayo bids.niec@gmail.com ugu dambeys June 03, 2020 saacadda 11:59 pm.
Waa mas’uuliyaddaada inaad xaqiijisid in codsigaaga qandaraaska uu gaary cinwaanka kor ku xusan kahor inta aanan lagaarin muddada coddsiga uu ku egyahay. Codsiyada GMDQ uu helo marka la dhaafo muddada loogu talagalay ee kor ku xusan, sabab kasta ha noqotee, looma tixgelin doono qiimeynta. Haddii codsigaaga kusoo gubinaysid qaab email ah, fadlan xaqiiji inuu saxiix saaranyahay uuna yahay qaab pdf ah oo aanan lahayn waxa fayrus ah ama cilad.
| FAAHFAAHINTA SHURUUDAHA |

QaranJobs.com – somali jobs – somalijobs – qaranjobs – Qaran Jobs Somali Jobs