Lataliyeyaal (2 Boos) – Muqdisho

Info252

Lataliyeyaal (2 Boos) – Muqdisho, Soomaaliya

FURSAD SHAQO

INFO252 waxa ka banaan laba boos oo lataliyaal ah:

1: Lataliye dhanka mamulka iyo maareynta ah;

SHURUUDAHA LAGA DOONAYO SOO CODSADAHA
1. Qofka soo codsnaya waa in uu aqoon uleeyahay maamulka iyo maareynta.
2. Waa in uu kusoo qaatay heerka 1aad iyo heerka 2aad ee jaamacadda
3. Waa in uu leeyahay ugu yaraan labo sano oo khibrad ah.
4. Waa in uu diyaar uyahay inuu si joogta ah ula shaqeeyo qeybta muqdisho.

Codsadaha waxaa laga doonayaa in uu soo gudbiyo dukumiintiyada soo socda
1. Warqadda codsiga shaqada
2. CV ga codsadaha
3. Shahaadooyinka heerka 1aad iyo 2aad
4. Transcrpts ka heerka 1aad iyo 2aad

Codsaduhu waxuu arjigiisa ku hagaajin karaa cinwaanka hoos ku xusan
HR@INFO252.COM

Fiira Gaar Ah
❖ Araaji qabashadu waxa ay ku egtahay June 20, 2020.

error: Content is protected !!