TARJUMAAN LUQADA CARABIGA – MOGADISHU, SOMALIA

ALBIRRI GENERAL HOSPITAL

TARJUMAAN LUQADA CARABIGA – MOGADISHU, SOMALIA

ISBITAALKA GUUD EE AL-BIRRI

ALBIRRI GENERAL HOSPITAL

OGAYSIIS

Waxaa la ,ogaysiinayaa dhamaan Shaqo doonayaasha qaybta : Caafimadka in isbitaalka guud ee Albirri Ka banaantahay Boos / Jago (TARJUMAAN LUQADA CARABIGA).

SHURUUDAH CODSADAHA

  • Waa in uu wataa nursing bachelors
  • Waa in uu ku hadli karo luuqada carabiga
  • Waa in uu leeyahay xirfad turjuman waayo Waxa uu uturjumayaa dhakhaatiir ajaanib ah
  • Waa in uu gali karaa shifti habeen / maalin
  • Wa in uu leeyahay khibrad shaqo (1 sano ) Ugu yaraan
  • Waa in uu horay u soo qaataa cv-giisa & Shahaadooyinka
BILABANAYSAA DHAMAANAYSA

1-JULY 10 – JULY -2020

error: Content is protected !!